ILLAAH BAA WEYN AWOODOO DHAN ISAGAA LEH!

AllPuntland Waxay Awoodaa inay soo Bandhigto  Wax ayan Kuwa kale Awoodin ! Run sheeg Waa Khayr Sheeg !

Ra'yiga Akhristaha 


Sidi-qabax iyo Suul-dhabaale ...

Posted to the Web   May 03, 2002

WQ

 Bashiir Yusuf 

bashiryusuf169@msn.com  

Abwaanadu waa kuwa marwaliba bulshada wacyil-galiyo kana hadlo marxalada xiliga iyo waxey bulshadu ku sugantahay iyagoo curiyo heeso, gabay, geeraar iwm.hal-abuuraduna waa kuwo meel-dheer waxka arko waxeyna taa ku tibaaxiyaan tixda(gabay) , miro (heeso). tusaale waxaa noogu filan abwaanada Soomaaliyeed sida Sangub, Hadraawi, dhoodaan, kadiye , khaliif sh. maxamuud , cabdulle raage ...bal akhristow dib u jaleec abwaanada Soomaaliyeed murtidooda .

Waxaa haatan laga joogaa in ku dhow amase ka badan labaatan 20 sano markuu Sangub alifay riwaayadii 'xoorriyo nin gayaa ha guursado' miraha heesta xoorriyana ka mid ahayd ' sidi-qabaxda iga daa ha ii suul-dhabaaleen' bal haddana eega marxalada Soomaaliya ay xiligan ku sugantahay .

Dabcan abwaanadu door weyn ayeey ka ciyaaraan wacyo -galinta ummadda waana muhiim kalintooda in la sharfaana mudan waxtarkoodana la dhayalsan .

Waxaa aniga muro ugu dhalisay markii hadalka faax la maqlo kan Cabdulle raage dhagaha laga jufto ...bal adiguba kala dooro LAANBAD (DUBAALAD) iyo Qori.

Soomaaliyeey maxaanu ku suganahay? waxaan jawaab fiicaan iga siiyay maraan oday Soomaaliyeed telefoonka igu sheegay asaga oo ka cabanayo shirka baas ee Soomaalida natiijada xun waxuu yiri 'na wade oo na wade oo xageey nagu wadaan?'

Aniga oo yaaban ayaan niyada ka iri Soomaaliya nabad iyo caano laguma maalayo intey jirto Caburin, cuqubo, carqalad, canaad, calalyoow, cudur noockasta ah, ceeb, caay, colaad, cidlo-ciirsi, cawaaqif, caado-calaalyeesan, cudud,caasinimo, caga-jugleen, caqli-xumo, calool la dheel ...

Burhaan jaamac oo qoray sheekada cajiibka ah DHURWAA GODKIISA HILIB  UGU GARNAQAYA. Walee haakaale ayaan lagu oran QAYB DHURWAA   .

Waxaan xasuus sheeko mar hore qoray qoraa Ruush ah oo la yiraahdo Alexander Kaletski buugiisa METRO - THE MOSCOW UNDERGROUND.  sheeko dhexmartay inan dhalin yaro ah iyo oday waayeel oo ku saabsan marxalada Ruuska iyadoo lagu targumay afka ingriisiga ah odaygii sheekadii sidan ku bilaaway:-

'Life wasn't soo bad there until the day the city council decided to raise bull moose in near by forest .Maybe the purpose was to provide the party bosses with something to hunt; maybe to show the world plentiful our wildlife is; What they really wanted , nobody knows for sure , but the fact is, Our lives changed when they started their new campaign .

' Fist they put up statues of bull moose with antlers painted silver. Then they began to bring in live moose from all over the country .There were some moose already in our forest but, once the campaign was underway , they brought in more, from as away as Siberia. Next they posted a new law - THE KILLING OF BULL MOOSE IS EQUVALENT TO MURDER'

'Oh , I remember seeing a poster about it', I said ' I could'nt see why it
was such a serious crime '

'For us , it was a crime , but the wolves couldn't read the posters . They started pouncing on moose . Once bull moose was found ripped apart , then another , and another.The City Council was outraged,and a new law was posted- KILL ALL WOLVES INDISCIRIMINATLY.

' The bounty for each paw was a bootle . This was what farmers had been waiting for all thier lives. They threw down their hoes and instanly took up their rifles . 

What an opportunity - shoot one wolf, get four bottles; shoot two ,get eight . To keep the wolves from running away ,they put red
flag around the forest . with in a week , all the wolves were lying dead , paw amputated.

' With   no more wolves around , the moose took over forest all day , they ambled a long , knocking off the branches and revelling in the sight of thier statues . There were so many of them that seemed to be more antler than branches in the forest .

'But then , already , they began to die - probably some disease carried from Siberia. If the wolves had still  around they could have eaten the sick moose , and there would be no problem , but instead , the sick animal roamed with herd , spreading thier disease.


'Can you imagine a disease like that close to Moscow? pestilence ! What a shock to the city council. It could turn into nation wide scandal . 

And what official want to end up  

'Meeting well held a day and a night ,and finaly , these intellectuals
found solution - " The dead wolves must repalaced. WOLVES ARE THE REFUSE OF COLLECTORS OF NATURE"

' You must be kidding ; it's impossible' I said , getting dizzy from yorsh
and rhis conversation .

' It's true , I suppose they decided that wolves had to work just like
every body else;as the party says:" Those who don't work , don't eat "

'Well, that's logical ; I said , thinking it's better to agree with party
'.

' Team was set up in near by area where wolves still run wild.
The wolves were caught, put in cages, deprived of food, and then set free in our forest. Next, the City Council announced its new policy-THE CRIME OF SHOOTING A WOLF IS PUNISHABLE BY DEATH. THE WOLF IS A FRIEND OF MAN. 

A monument to the Unknown Wolf was erected on the highway.
   'Meanwhile, in the forest, the wolves were in a quandary. The stench of rotting flesh was everywhere. They found the moose that were still moving unappetizing. So, instead of eating this carrion, the wolves headed for the animals on the farm.
   'They attacked whole herds of cattle and the only thing the herdsmen could do was wave their shotguns at them because, as I said, shooting a wolf was punishable by death.
'The wolves' feast went well, but didn't last very long - you know how much meant there is on a collective farm. Next they started looking for something else to dig into, and set their sights on the chickens and the geese. What were the farmers to do but hide their animals inside the house?
   'So you see what a lovely mess we're in. During the day, we have smelly moose milling about; at night, wolves howling in the vegetable patch and chickens flying around inside the house. But that's not all. A few days ago, a neighbour's boy was on his way to the outhouse when he was dragged into the forest by a wolf.
   'That's when I decided that if anything should happen to my little
girl, I wasn't going to put up with this any longer.

Soomaali meelkasta ku shire Addis-abeba, Jabuuti(Carta), Asmara(qarkood), Nayroobi iyo markale oo ruug-cadooyinkii Siyaasada ku xeel-dheeraana waa kuwa dhex-meeraya meer-meeratada Permuda . 

wagareey waa sidi-qabax iyo Suul-dhabaale ...

Qormooyinkii Hore EE Bashiir:

Kor u qaada codkiina oo Ha la idin maqlo...


Wixii Su'aal qoraalkaan  aad ka qabto u dir qoraaga nasoo gaarsiiyay Emailkiisa iyo magaciisa ka eeg bilowga qoraalka.

XusuusNoow: AllPuntland wax faragalin iyo fikrad ah kuma laha qoraalada Akhristayaashu kusoo bandhigaan ogaalkooda, hawlqabadkooda  iyo Fikirkooda, Kaalinta AllPuntland waxay ku kooban tahay oo kaliya baahinta . Mahadsanid

Ku Noqo Bogga Maqalada ama Kulaabo Bogga Hore AllPuntland / Go Back Home |

Copyright © 2000-2002 by AllPuntland.com.  

All rights reserved.